Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe),ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay u diyaar garoobeen dagaal ka dhan ah AL-shabaab.
Taliye Indha-qarshe ayaa sheegay in inta ka dhiman sanadkan iyo sanadka soo socda ee 2019ka ay Ciidamada dowladda Al-shabaab ka saari doonaan dalka.
Daahir Aadan Cilmi waxaa uu ku baaqay in dadka Rayidka ah ka baxaan xeryaha Ciidamada Milatariga.
Waxaa uu sheegay in Ciidanka uu ku shaqeynayo xeryaha ciidamada si ay ula wareegaan amaanka dalka.
Indha-Qarshe ayaa sheegay in xeryaha Ciidamada ay muhiim u yihiin howlgallada ka dhanka ah AL-shabaab islamarkaana ay kaalin ka qaadan karaan sidii dalka looga saari lahaa Al-shabaab.
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…
Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…
Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…