Categories: Bulashada

Imisaa lagu heli karaa Gaariga ugu qaalisan Adduunka?

Gaariga ugu qaalisan Adduunka waxaa lagu magacaabaa Bugatti ,waxana laga bixiyay lacag gaareysa $19Milyan oo doollarka Mareykanka ah.

Nooca hore ee Gaarigaas oo soo baxay Sanadkii 1930kii ayaa lagu iibin jiray lacago aad uga yar midda naqshadda cusub lagu iibinayo.

Gaarigii hore ee Bugatti Chiron, ee la adeegsan jiray 1930kii ayaa hadda dib loogu yeeray magac ahaan, laakiin aad ayuu uga qurux badanyahay.

Gaarigii hore ee Bugatti Chiron, lana adeegsan jiray 1930kii.

La Voiture Noire, oo ah Nooca cusub ee Gaarigan laguna beddelayo Bugatti , ayaa kaliya laga iibinayaa dadka hantiilayaasha ah ama ka bixi kara bixinta lacagtaas.

La Voiture Noire, waxaa uu hadda suuqa ka joogaa $19Milyan oo doollar.

Gaarigan cusub waxaa uu leeyahay awoodda ay leeyihiin 1,500  Faras,Matoorka ama Injiinka Gaarigan kaliya waxaa uuu joogaa $3Milyan oo doollar.

 

Web master

Recent Posts

MW Suuriya oo shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la gaari doonaan Israa’iil.

Madaxweynaha Suuriya, Ahmed al-Sharaa, ayaa shaaca ka qaaday in ay heshiis dhinaca Amniga ah la…

3 hours ago

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

7 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

10 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

12 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

13 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

13 hours ago