Guddoomiyaha G.Bari oo ka hadlay dhismaha Golaha degaanka Boosaaso

Guddoomiyaha Gobolka Bari ee Maamulka Puntland Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa sheegay in dhawaan la dhisayo Golaga degaanka ee Magaalada Boosaaso iyo midka Gobolka Bari.

Yuusuf,waxaa uu sheegay in Golaha degaanka ee la dhisayo aysan ku jiri doonin xubnaha Golaha degaanka ee hadda jira.

Waxaa kale oo uu sheegay in Golahan aysan ka mid noqon doonin xubnaha ay Odayaasha gacanta ka wadaan ee la doonayo in ay ka mid noqdaan dadka aqoonta leh,Ganacsatada iyo dad wax ku kordhin kara Magaalada Boosaaso.

Doorashada Golaha degaanka ayuu sheegay in ay dhaceyso 28ka Bishan August ee aanu ku guda jirno,waxaana uu ka digay in nin jecleysi iyo dad aan u qalmin ay xubno ka noqdaan Golaha degaanka.

Mustaqbal media

Recent Posts

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

4 hours ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

7 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

7 hours ago

RW Lubnaan “Xasiloonida Lubnaan waxa ay ku xiran tahay in ciidankeeda ay si buuxda u tagaan Xuduudaha oo dhan”

Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…

7 hours ago

Maamulka Puntland oo maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu Dowlad-Goboleed noqday

Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…

9 hours ago

Taliyaha AFRICOM “Waxaa naga go’an sii wadista howlgallada Amni ee lagu taageerayo Soomaaliya”

Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada…

11 hours ago