Germany iyo Britain oo Kenya ka taageeraya dagaalka Al-shabab

Dowladdaha Germany iyo Ingiriiska ayaa sheegay in ay lacago farabadan ku bixinayaan dagalka ka dhanka ah AL-shabaab islamarkaana ay Ciidamada Kenya caawinayaan.

Danjiraha Germany ee Kenya Annett Gunther, ayaa sheegtay in dalkeeda uu 200 Milyan oo Lacagta kenya ah ku taageerayo Xarun lagu barto ka hortagga Qaraxyada oo laga hirgelinayo Soomaaliya.

Waxaa ay sheegtay in Ciidamada Difaaca Kenya ee ku sugan Soomaaliya iyo kuwa Soomaaliyaba la barayo sida loo fur furo qaraxyada lagu aaso jidadka oo hadda ah tabaha ugu badan ee ay AL-shabaab u adeegsadaan dagaalka ka dhanka Ciidamada AMISOM.

Waxaa kale oo madasha ka hadashay Nic Hailey, oo ah Madax Guddiga sare ee UK, taas oo iyana sheegtay in dalkeeda uu qeyb ka yahay howlgalka ka dhanka ah AL-shabaab islamarkaana ay dalal ay ka mid tahay kenya ka caawineyso dagaalka lagula jiro waxa loogu yeero Argagixisada.

Mustaqbal media

Recent Posts

Tahriibayaasha ku dhintay Ceuta oo sii kordhay

Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…

6 hours ago

Fannaan Axmed Cali Cigaal oo ku geeriyooday Maraykanka

Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…

9 hours ago

Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu gacansiinayo la wareegista mas’uuliyadda Amniga Soomaaliya

Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…

10 hours ago

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS oo berri furmaya

Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…

11 hours ago

Soomaaliya oo ka qayb qaadanaysa xasiloonida Badda Cas, Baabul-Mandab & Gacanka Cadmeed

Soomaaliya ayaa kamid noqotay dalal badan oo xaaladda Badda Cas kulmisay si looga hortago halista…

11 hours ago

Maraykanka oo beeniyay in wadahadallo ka dhacay Masar looga hadlay arrinta Itoobiya

Lataliyaha sare ee Madaxweynaha Maraykanka ee Arrimaha Carabta iyo Waqooyiga Afrika, Massad Boulos ayaa beeniyay…

12 hours ago