Ku dhowaad 100 carruur ah oo bishii hore laga afduubtay dugsi Katoolik ah oo ku yaalla bartamaha dalka Nigeria ayaa dib loo helay lana sii daayay.
Carruurtan oo la geeyay caasimadda gobolka Niger ee Minna ayaa waxaa gaadiid ay la socdaan ciidamo milatari iyo kuwa gaashaaman ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha gobolka, Umar Bago.
Illaa hadda ma cadda sida loo sii daayay carruurtaasi, haddii ay ku timid wada-hadal lala galay kooxihii afduubka geystay ama hawlgal militari, sidoo kale lama xaqiijin in wax madax-furasho ah la bixiyay iyo in kale.
Bishii hore, in ka badan 250 arday iyo 12 shaqaale dugsi ayaa laga afduubtay deegaanka Papiri, tillaabadaasi oo murjineysa xaaladda.
Mustaqbal
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…