GUDAHA/wararka

DG Puntland oo war kasoo saartay Burcad Badeeda kusii korortay deegaannada maamulkaas

Maamulka Puntland ayaa war kasoo saaray afduubka Kooxaha Burcad Badeeda ay ka gaysteen deeggannada maamulkaas, waxa uu intaas ku daray in ay dabagal ku samaynayaan dadka ku lugta leh weerarradaas sida hadalka loo dhigay.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa intaas ku dartay in ay gacan ka gaysanayso soo afjaridda kooxaha Burcad Badeeda ah, haddii ay ahayn lahayd gudaha deegaannada maamulkaas iyo dhinaca Xeebaha saldhigga u ah kooxahaas.

Muddooyinkii dambe waxaa sii kordhay weerarrada ay gaysanayaan Kooxaha Burcad Badeeda ee saldhigoodu yahay deegaannada Maamulka Puntland, waxaana laga digay halista ku hoos duuggan dib usoo noqoshada kooxahaan oo sanado kahor awood ku lahaa Geeska Afrika.

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

Maraykanka oo xayiraadda Fiisaha ka qaaday Soomaaliya

Dowladda Maraykanka ayaa xayiraadda Fiisaha ka qaadday Baasaboorka Soomaaliya kaddib markii go’aankaas uu ku dhawaaqday…

11 mins ago

Dagaalka Ganacsi ee Maraykanka & Canada oo meel adag gaaray

Dagaalka Ganacsi ee kasoo dhex baxay Maraykanka iyo Canada ayaa sii xooggaystay kaddib markii Washington…

44 mins ago

Qaramada Midoobay oo Gargaar degdeg ah u dalabtay Carruur ku dhibaataysan Soomaaliya

Sanduuqa Taakulada ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warbixin uu kasoo saaray xaaladda Carruurta Soomaaliyeed…

57 mins ago

Markab ay isku hayaan Mareykanka iyo Iraan ayaa lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Mid kamid ah Maraakiibta Iiraan ka soo qaada Shidaalka oo Mareykanka ku raadjoogay ayaa la…

12 hours ago

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda Binu aadanimo ee dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee…

15 hours ago

Imaaradka Carabta oo Muwadin Soomaaliyeed ku wareejiyay dalka Netherlands

Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa Netherlands u gacan gelisay nin Soomaali heysta dhalashada Dutch-ka, kaas…

17 hours ago