GUDAHA/wararka

Dagaalka Ganacsi ee Maraykanka & Canada oo meel adag gaaray

Dagaalka Ganacsi ee kasoo dhex baxay Maraykanka iyo Canada ayaa sii xooggaystay kaddib markii Washington & Ottawa ay isku fahmi waayeen hab maamulka maaliyadeed ee canshuuraha badeecadaha sida ay ku warrameen ilo ku dhow dedaalladaas dhexdhexaadinta ah ee fashilmay.

Ra’iisul Wasaaraha Canada, Mark Carny ayaa sheegay in jawaabtooda ay bannaanka imaan doonto 8 September 2026 isla markaana ay noqon doonto mid uu Maraykanka ka shallaayi doonno sababta uu ku keenay in uu canshuur badan dulsaaro badeecadaha Dalkiisa.

Waxa uu adeegsaday ereyga (War) oo ah Dagaal waxaana loo fasirtay in Xukuumaddiisa ay Maraykanka la geli doonto Dagaal Ganacsi iyada oo Washington siin doonto jawaab ku qasbi doonta in aysan mar dambe dhankooda kusoo degdegin sida hadalka loo dhigay.

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa 21kii bishaan Canada kusoo rogay Canshuur ah 50% taasi oo ka dhigan in Washington ay dhibaato dhaqaale ay madaxa u gelin doonto dhiggeeda Ottawa waa haddii aysan is furdaamin oo aanay adeegsan farsamooyin cusub.

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

Maraykanka oo xayiraadda Fiisaha ka qaaday Soomaaliya

Dowladda Maraykanka ayaa xayiraadda Fiisaha ka qaadday Baasaboorka Soomaaliya kaddib markii go’aankaas uu ku dhawaaqday…

1 hour ago

Qaramada Midoobay oo Gargaar degdeg ah u dalabtay Carruur ku dhibaataysan Soomaaliya

Sanduuqa Taakulada ee Qaramada Midoobay ee UNICEF ayaa warbixin uu kasoo saaray xaaladda Carruurta Soomaaliyeed…

2 hours ago

Markab ay isku hayaan Mareykanka iyo Iraan ayaa lagu afduubtay Xeebaha Soomaaliya

Mid kamid ah Maraakiibta Iiraan ka soo qaada Shidaalka oo Mareykanka ku raadjoogay ayaa la…

13 hours ago

Ra’iisul wasaare Xamse oo guddoomiyay kulan looga hadlay xaaladda Binu aadanimo ee dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee…

16 hours ago

Imaaradka Carabta oo Muwadin Soomaaliyeed ku wareejiyay dalka Netherlands

Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa Netherlands u gacan gelisay nin Soomaali heysta dhalashada Dutch-ka, kaas…

17 hours ago

Iiraan oo Ciraaq u ogolaatay in Maraakiibteeda Shidaalka ay ka gudbaan Marinka Hormuz

Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday in dhowr Markab oo kuwa Shidaalka qaada ah oo ay…

22 hours ago