Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe ka furaya shir ku saabsan dejinta qorshaha shanta sano ee soo socota.
Furitaanka shirkan waxaa ka qeybgelaya Madaxweynaha, ku xigeenkiisa,Golaha Wasiirrada iyo Hay’adaha ku lugta leh qorshaha horumarinta Puntland.
Madaxweyne Deni ayaa doonaya in Xukuumaddiisu ay ku socoto qorshe sanadkeed degsan oo uu ku hagaya golaha Wasiirrada cusub ee Puntland.
Siciid Cabdullahi Deni ayaa ololaha doorashada ku galay in Puntland uu ku howlgalayo qorshe howleed ay dejin doonaan.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…