GUDAHA/wararka

Deni oo Garoowe ka billaabay kulamo looga hadlayo culayska siyaasadeed uu ka dareemay ciidanka Federaalka

Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal ka billaabay kulamo la xiriira culayska uu ka dareemayo ciidanka Federaalka ee deegaannada maamulkaas ku sugan.

Sida ay xaqiijiyeen ilo kala duwan, Siciid Deni ayaa maanta lagu wadaa in uu la kulmo Odoyaasha Dhaqanka, Siyaasiyiinta, Saraakiisha, Bulshada Rayidka iyo dhinacyo kale si uu ugu bandhigo culayska siyaasadeed uu ka dareemayo ciidanka Federaalka.

Siciid Deni ayaa xubnahaas kala hadlaya sidii ay kaalintooda uga qaadan lahaayeen xal u helista arrintaan oo sababi karta gacan qaad waa marka la eego hadallada adag ee labada dhinac is dhaafsadeen maalmihii lasoo dhaafay.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya

Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed…

12 hours ago

BFS oo joojiyay lacagihii Xildhibaannada looga jari jiray aaska Xildhibaanka dhinta

Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari…

16 hours ago

Turkiga oo 2027 Soomaaliya ka diraya Dayax gacmeed

Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed…

17 hours ago

Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida oo sii daayay Markab u afduubnaa

Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo…

18 hours ago

Waa kuma Danjiraha Cusub ee Turkiga ee xilka kala wareegaya Alper Aktaş?

Alper Aktaş oo ahaa Danjirihii Turkiga ee Soomaaliya 2024 ilaa 2026 ayaa laga sagootiyay Magaalada…

18 hours ago

Golaha Ammaanka oo kordhiyay Cunaqabaynta hubka ee saaran Gobolka Daarfuur

15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaraar lagu waqti dheereynayo…

19 hours ago