Daacish oo soo bandhigtay dagaalkii ay la gashay Al-shabab,Sawirro

Ururka Daacish ayaa soo bandhigay Muuqaalka iyo Sawirro muujinaya dagaalkii ay duleedka Degmada Qandala kula galeen Al-shabaab.

Daacish ayaa sheegtay Insiintii la soo dhaafay in dagaal Axaddii dhexmaray Ciidankooda iyo kuwa AL-shabaab ay ku dileen 14 ka mid ah Ciidamada AL-shabaab.

Ma jirin cid ka madaxbanaan Daacish oo xaqoojisay sheegashadeeda, sidoo kale Al-shabaab kama hadlin dagaalka ay Daacish sheegtay.

Labada Urur ayaa ku kala aragti duwan maamulka iyo aragtida,waxaana ay dhowr jeer oo hore ku dagaallameen meelo ka mid ah Gobollada Jubooyinka.

Ururka Daacish ayaa bil ka hor sheegay in uu dagaal aargudasho ah ku qaadayo Al-shabab, haddii aysan joojin dilalka ay al-shabab u geysato xubnaha ka tirsan Daacish.

Mustaqbal media

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

7 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

9 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

12 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

12 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

14 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

14 hours ago