Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kala fur furay mid ka mid ah labo Miino oo lagu aasay suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.
Ciidamada ayaa dadka ka fogeeyay ka horta inta aysan qarxininin,waxaana kaddib ay ku guuleysteen in ay fur furaan mid ka mid ah Miinooyinka halka midda 2aad ay qarxiyeen.
Ma jiro wax khasaare ah oo ka dhashay Miinada qaraxday,sida ay Idaacadda Mustaqbal u xaqiijiyeen xubno ka mid ah Hay’adaha amaanka ee ku sugan goobta.
Sidoo kale Ciidamada ayaa howlgal ka wada Suuqa Bakaaraha,waxaana hakad ku jira isu socodka Isgoyska Bakaaraha ee Muqdisho.
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga…
Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhiirigalineyso wada hadallo ay yeeshaan Maamulada Waqooyi Bari…
Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…