Magaalada Baydhaba,waxaa maanta ka dhacaya munaasibadda caleemasaarka Madaxweynaha Koofur Galbeed SOomaaliya.
magaalada waxaa shalay gaaray Wafdi ka socda Maamul Goboleedyada iyo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
Dhinaca Maamulka Puntland waxaa ku matalaya Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxweyne ku xigeenka.
Maamulka Hirshabeelle waxaa ku matalaya Wafddi uu hoggaaminayo Madaxweynaha maamulka Maxamed Cabdi Waare.
Jubaland waxaa ku matalaya wafddi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas,waxaa sidoo kale ka qeybgelaya wafdi ka socda Maamulka Galmudug,waxaana matalaya madaxweyne ku xigeenka Maamulkaas Maxamed Xaashi Cabdi Carrabeey.
C/Casiis Lafta Gareen ayaa 19kii Bishii la soo dhaafay lagu doortay Magaalada Baydhaba kaddib doorasho uusan dhib badan kala kulmin kuna xaqiijiyay wareegga 1aad.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…