Booliska Somaliya oo sheegay in ay heleen keydkii Hubka ee Al-shabaab,Sawirro

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay gaanta ku dhigeen Keydkii Hubka ee Al-shabaab.

agabyada qaraxyada.

Taliye ku xigeenka Booliska Soomaaliya Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in Hubkaasi uu ku aasnaa dhulka hoostiisa lagana soo helay degaanka Ceelashada Biyaha ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Rasaasta qoryaha waaweyn.

Zakiya Xuseen waxaa ay sheegtay in Hubkaasi isugu jiro, Miinooyin, Bambooyin, Suumanka loo adeegsado isqarxinta, maaddooyinka laga sameeyo Qaraxyada, aaladaha lagu hago qaraxyada iyo Rasaas farabadan.

Qaar ka mid ah waxyaabaha qaraxyada loo adeegsado.

Booliska Soomaaliya ayaa Bishii March billaabay howlgal ay ku sheegeen in dib loogu soo celinayo amniga Magaalada Muqdisho.

Web master

Recent Posts

Maamulka Puntland oo xaqiijiyay in ay la wareegeen Xeradii Ciidanka PSF ee Boosaaso

War-saxaafadeed ka soo baxay Ciidamada Booliiska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in ay la…

2 hours ago

Madaxweynaha Nigeria oo Mushaarka u kordhiyay Askarta dalkaasi

Madaxweynaha dalka Nigeria, Bola Tinubu, ayaa amar ku bixiyey in la kordhiyo mushaarka ciidanka milateriga…

2 hours ago

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

5 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

16 hours ago

Maxay ka wada hadleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Pakistan?

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…

18 hours ago

Jabuuti oo sheegtay in ay ciidamadeeda sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…

22 hours ago