Magaalada Muqdisho waxaa billadaha shaqo wanaagga lagu guddoonsiiyay Booliska Dalka Nigeria eek u jira Howlgalka AMISOM.
Tirada Ciidanka Booliska ee Nigeria kana tirsan AMISOM,waxaa ay gaareysaa 159 qof,kuwaas oo u badan saraakiil bixisa tababarka Booliska Soomaaliya,mararka qaarna ka qeybqaata howlgallada laga sameeyo Muqdisho.
Munaasibadda billadaha lagu guddoonsiinayay waxaa joogay Maj. Gen. Fidza Dludlu oo ah madaxa qeybta taageerada howlgalka AMISOM iyo Rex Dundun taliyaha ciidanka booliska AMISOM.
Saraakiisha AMISOM ka socotay ayaa bogaadiyay sida wanaagsan ee ay Booliska Nigeria u guteen shaqadii ay ka hayeen Soomaaliya.
Gen Dludlu, ayaa Booliska Nigeria ee shaqada ka hayay Soomaaliya ku bogaadiyay sida ay uga soo baxeen una dhowreen xeerarka AMISOM ay uga howlgasho Soomaaliya.
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…