Booliiska Kenya oo dilay Macalimiin ay ugu shakiyeen Al-Shabaab.

Booliiska Kenya ayaa maanta oo Arbaco ah dilay labo macalin oo wax ka dhigateysay Iskuulka Sare ee Wiilasha oo dhaca Bariga Magaalada Mandheere ee u dhaw Xuduudka Soomaaliya.

Laamaha ammaanka ayaa sheegay in toogashada Macalimiintaan ay ka dhalatay kadib markii dab kacay uu qarax dhaliyay, sidaasine loogu malayeen in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab.

Ilaalada Iskuulka ayaa isku dayday in ay gacanta ku dhigaan dambiilayaasha balse uma suurta gelin ay qabtaan sida lagu daabacay Shabakada EuroNews.

Al-Shabaab ayaa Weeraro deg deg ah ku qaada Xarumaha Dowladda, Hoteelada iyo Goobaha laga Cunteeyo dhulka Soomaalida ee Kenya.

Ciidamada ammaanka ayaa sheegaya in ay bartilmaameed u yihiin Al-Shabaab iyo Dadka la shaqeeya, sidaas awgeed ay ka feejigan yihiin Weerar waliba oo dhankooda kasoo wajihi kara.

Hay’adaha ammaanka Kenya ayaa la kulmo dhaliilo ku aadan in aan si deg deg ah ugu jawaabeen Weerarada Al-Shabaab ay ka geystaan Deegaanada Soo xiga Soomaaliya.

Mustaqbal media

Recent Posts

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

2 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

2 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

2 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

14 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

16 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

17 hours ago