DIBADDA/CIYAARAHA

Bayern Munich oo 80-m ku dooneysa Dybala.

Kooxda kubada cagta ee Bayern Munich ayaa lagu soo waramayaa in aduun dhan 80-m ay ku doonayaan saxiixa xidiga kooxda Juventus iyo xulka Argentina Paulo Dybala.

Dybala ayaa ka mid ah xidigaha aadka looga doon doonayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda waxaana uu diirada u saarnaa kooxda Real Madrid waxaana markaan kuso biirtay kooxda Bayern oo u aragta in uu yahay badalka Robben oo  koox ka tagayo.

Wargeyska The Bild ee Germalka kasoo baxa ayaa ku waramaya in Bayern ay miiska u saartay Juve aduun dhan 80-m waxaana suuragal ah in Juve ay aqbasho iibinta Dybala.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

3 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

6 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

7 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

8 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

9 hours ago

Maxay tahay fariinta Puntland ay u dirtay Galmudug?

War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Galmudug loogu baaqay in ay ka waantowdo in saanad…

10 hours ago