Baarlamaanka Dalka Turkiga ayaa muddo kordhin u sameeyay Ciidamada Turkiga ee ka howlgala xeebaha Soomaaliya iyo gacanka Cadmeed.
Soo jeedinta lagu kordhiyay Muddada Ciidanka Turkiga ka howlgalayaan biyaha Soomaaliya iyo kuwa Gacanka Babal Mandab ayaa la sheegay in lagu daray muddo sanad ah lana gaarsiiyay ilaa 10ka Februay 2020-ka.
Mooshinkan oo soo billowday 2008dii ayaa waxaa muddo kordhin loo sameeyay 11 jeer tan iyo xilligaas oo markasta lagu darayay muddo hal Sano ah.
Gacanka Cadan iyo marin biyoodka Baabal mandab waa barta 4aad ee ugu weyn Caalamka oo uu maro ganacsiga caalamka gaar ahaan shidaalka adduunyada ka dhoofsato Bariga dhexe.
Waxaa saameyn taban ku yeeshay howlgallada Burcad Badeedda Soomaalida ee ka jiray biyaha Soomaaliya,waxaana ka howlgala boqolaal dowladood oo midkasta Ciidamo iyo Maraakiib u soo dirtay Gacankan.
Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…
Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…
Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…
Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…