Axmed Madoobe
Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in aysan jirin Lacag ay dowladda Federaalka ah siiyay dowlad Goboleedyada oo ay xisaab celin kaga rabi karto.
Waxaa uu Axmed Madoobe sheegay in warqadda ay dowladda u dirtay dowlad Goboleedyada ee xisaab celinta uu ka arkay baraha bulshada,iyagana ay dowladda ugu diri doonaan baraha bulshada sida uu yiri.
Waxaa uu Axmed Madoobe xusay in Dowladda Federaalka ah ay $50Milyan oo doollar ka soo qaadday Sucuudiga, min Hal Malyanna ka siisay Dowlad Goboleedyada, mar kalena min $500,000 (Shan boqoloo kun) oo doollar bixisay.
Wasiirkiisa Maaliyadda ayuu amar ku siiyay in uu soo diyaariyo xisaab celinta laga rabo islaamrkaana jawaabta ku diro Baraha bulshada maaddaama Dowladda dhexe ay iyaduba baraha bulshada u soo marsiisay.
Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…
Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada…
Sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Reuters, waxaa sii kordhay dadka Tahriibayaasha ah ee ku…
Allaha U Naxariistee Axmed Cali Cigaal oo kamid ahaa Fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday Dalka…
Shirka Madaxda Dalalka ciidamada usoo diray Soomaaliya iyo Dowlada Federaalka ay ku yeesheen Magaalada Kampala…
Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri lagu wadaa in uu furmo iyada oo…