Macalinkii hore ee kooxda Chelsea iyo xulka Italia Antonio Conte ayaa aad loola xiririnayay mudoyinkii dambe tan iyo markii ay kooxda iska ceyrisay tababaheedii.
Maamulka Real Madrid ayaa wadahadal la galay Conte isbuucyadii u danbeeyay, laakiin wadahadalka ayaa ku soo idlaaday fashil.
Sida ay baahisay Sky Sports, Antonio Conte ayaa iska fogeeyay shaqada Real Madrid, wuxuuna sheegay in shaqadaas ay tahay mid aan isaga ku haboonayn.
Florentino Perez ayaa ku qasbanaaday inuu si ku meel gaar ah kooxda ugu magacaabo Santiago Solari kaas oo fasax u haysta inuu layliyo kooxda kaliya 14-maalin.
Real Madrid ayaa haatan baadi goob ugu jirta tababare kale oo ay u dhiibto kooxda, sidoo kale waxay si gaar ah u tijaabinayaan Santiago Solari oo dhawaan shaqada loo dhiibay.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…