Weeraryahanka Liverpool Diogo Jota ayaa geeriyooday kadib markii uu shil gaari ku galay dalka Spain.
Waxaa sidoo kale goobta ku geeriyooday walaalkiis ka yaraa Andre Jota oo isaguna ahaa ciyaaryahan heer caalami ah.
Diogo Jota oo ahaa 28 jir ah ayaa laba asbuuc ka hor guursaday, halka walaalkiis ka yar Andre Jota uu ahaa 26 jir.
Xiddigan geeriyooday ayaa horay ugu soo ciyaaray kooxaha Wolverhampton Wanderers iyo Atletico Madrid.
Ciyaaryahankan ayaa naadiga Liverpool ku soo biiray sanadkii 2020 isagoo kula guuleystay horyaalka dalka Ingiriiska kal ciyaareedkii la soo dhaafay.
Xiddigan oo u dhashay dalka Portugal ayaa sidoo kale xulkiisa kula guuleystay koob waddamada Yurub ee (Nations League).
Mustaqbal
Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…