Xildh. Jeesoow: ‘waxaan soo jeedinayaa in wasiirrada ay 4ta sano la dhameystaan madaxweynaha’

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka tirsan golaha Shacabka ee baarlamaanka Somaliya, ayaa ka hadlay isbeddalada deg degga ah ee mararka qaar lagu sameeyo Wasiirada Somaliya.

Xildhibaan Jeesoow oo ka hor hadlayay kulankii u danbeeyay ee golaha Shacabka oo ay yeesheen Isniintii, waxa uu ku sheegay in ay muhiim tahay in mudada Madaxweynaha xukunka hayo ay la dhameystaan Wasiirada Xukuumada Somaliya.

Waxa uu tilmaamay in la arkay Wasiiro xafiiska fadhiyay wax ka yar 3 Bil kuwaasoo markii dambe shaqada laga eryay, Arintaasi ayuu sheegay in ay tahay mid Niyad jabineysa wasiirada kale ee xafiiska fadhiya.

Si Kastaba, Golaha Shacabka ayaa Shalay aqrintii 2-aad marsiiyay sharci ku saabsan xuquuqda Liil-tirka (Dhayma-nololeedka) Siyaasiyiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Sharcigan ayaa Siyaasiinta DFS u ogolaanaya in ay helaan gunno ka ilaalisa in ay noloshoodu xumaato marka ay xilka ka dagaan kadib ama ay hawlgab noqdaan

Mustaqbal media

Recent Posts

Nuxurka Khudbadda MW Xasan Sheekh ee furitaanka Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka JFS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo furay kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka ayaa ka…

9 mins ago

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furaya Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daahfuraya kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka waxaana…

3 hours ago

Spain oo sheegtay in ay ku guullaysatay dib u celinta Tahriibayaashii xoogga ku galay Ceuta

Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay ku guullaystay dib u celinta Dadkii sida lama filaanka…

3 hours ago

RW Lubnaan “Xasiloonida Lubnaan waxa ay ku xiran tahay in ciidankeeda ay si buuxda u tagaan Xuduudaha oo dhan”

Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan, Nawaf Salam oo ka hadlay amni dalkiisa ayaa sheegay in aanay nabadgalyo…

3 hours ago

Maamulka Puntland oo maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu Dowlad-Goboleed noqday

Maamulka Puntland ayaa maanta maamuusaya 28 sano guurada kasoo wareegtay markii uu noqday Maamul Goboleed,…

5 hours ago

Taliyaha AFRICOM “Waxaa naga go’an sii wadista howlgallada Amni ee lagu taageerayo Soomaaliya”

Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Afrika loona soo gaabiyo AFRICOM, Janaraal Dagvin Andersan ayaa bogaadiyay howlgallada…

7 hours ago