Tababarihii dhawaan isaga tagay kooxda Arsenal Ee Arsena Wengar ayaa sheegay waqtiga rasmiga ah ee uu kuso labanaayo shaqada Tababaranimo.
Tababaraha reer France ayaa bilaawgii xili ciyaaredkan soo afjaray 22-sano uu xilka u hayay Gunners.
Winger ayaa sheegay in uu shaqada Tababaranimo uu kuso laaban doono sanadka cusub ee 2019, isago arinta ka hadlayana waxaa uu yiri”
“Wax qariib ah ayay u muuqan doontaa inaan aado meel kale, laakiin makuu sheegi karo halka aan aadayo maxaa yeelay ma garanayo halka aan aadi doono balse waan kuso laban doonaa shaqada,” Wenger ayaa sidaa u sheegay Sky Sports….
“Meel ayaan aadi doonaa, laakiin ma garanayo halka ay tahay balse waad arki doontaan.
“Nasiino fiican ayaan qaatay inbadanna waan daawaday kubbada cagta, waxaan leeyahay xusuus badan oo fiican, sidaa darteed waan u xiisay kubbada cagta.”.
Winger ayaa dhawaan loo soo bandhigay in uu qabto shaqada kooxaha Bayer Munich iyo AC Milan.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…
Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…
Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…