waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashey dab ku socda Califronia

Waxaa sii kordhaya khasaara ka dhashey dab ka kacay gobolka kala Califronia ee dalka Mareykanka.

Kumanaan shaqaalaha dabdamiska Mareykanka ayaa ku mashquulsan la tacaalida dad xoog leh oo ku sii fidaya Koofurta iyo Waqooyiga Califronia.

Dhimashada ayaa la xaqiiyey inay kor u dhaafeyso 45 ruur dadkaan ayaa lagu sheegay mid kamida kuwii ugu khasaaraha badnaa ee ku dhufta gobolka Califronia.

Bulshooyin aad u badan ayaa ka barakacaya guryahooda waxana la soo warinayaa in guryaha qaarkood dhulka la sinmeen gaarahaan dhinaca koofudeed ee u dhaw magaalada Los Angeles.

Kooxaha saadaasha hawada ayaa sheegey in dabka ay sii hurinayaan dabeylo xawaarahoodu sareeyo iyo huur aan sidaas u badnay oo kajira meelaha dabka laga soo sheegayo.

Mustaqbal media

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

9 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

12 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

14 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

15 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

16 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

16 hours ago