WAREYSI: Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo ka horyimid shirkii Kismaayo.

Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug, ayaa ka horyimid dhamaan qodobadii ka soo baxay shirkii shanta maalin ka socday Kismaayo ee maanta la soo gabagbeeyay.

Shirka oo uu gudoominayay C/Wali Gaas oo ah Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka, ayaa qodobadii ka soo baxay, waxaa kamid ahaa in la hakiyo xiriirkii awalba liitay e eudhexeeyay Dowlad Goboleedyada iyo federaalka.

Maxamed Cabdi Xaashi Carabeey oo isagoo ku sugan magaal;ada Cabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Mustaqbal, waxa uu meesha ka saaray suura galnimada in si sahlan xiriirka loogu jaro dowladda dhexe.

Carabeey, ayaa sheegay in Galmudug aysan wax talo ah ku leheyn shirka Kismaayo, maadaama sida uu yiri aaney ka warqabin Isaga oo Kuxigeenka Xaaf ah iyo Casir oo ah Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug.

Waxa uu dhinaca kale ka ahdlay, halka ay ku dnabeysay dadaaladii dowladda dhexe ay ku dooneysay iney ku dhex dhexaadiso Madaxada Galmudug oo khilaaf ku kala maqan.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Carabeey:

 

Mustaqbal media

Recent Posts

Netanyahu oo qiray in ay hoos u dhacday Saameynta ISL ay ku laheyd Mareykanka

Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…

17 hours ago

Maamulka Cirro oo Fannaanka BK ka hor istaagay inuu u safra Garoowe

Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…

18 hours ago

Maxaa diirada lagu saarey Shirka Golaha Wasiirrada ee XFS?

Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…

18 hours ago

Maxay ka wada hadleen MW Xasan Sheekh iyo Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika?

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee…

20 hours ago

Taliyaha Ciidanka Uganda oo ku baaqay in Ciidanka AUSSOM sii joogaan Soomaaliya

Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku baaqay in Ciidamada Howlgalka…

20 hours ago

Abaar iyo biyo yaraanta ka jirta qeybo kamid ah dalka UK

Wakaaladda Deegaanka ee dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday abaar ka jirta qeybo…

22 hours ago