Uganda: Baaskiil loo isticmaalo ambalaas ahaan oo lagu qaado dadka xanuunsan.

Yugandha waxa ay ku jirtaa dalalka ugu badan ee caruurta dhalaanka ahi uurka ku dhintaan ama xilaga dhalmada.

15 haween uur leh ama fool ah ayaa celcelis ahaan maalintii ku dhinta Kibibi oo kaliya oo ah dagmo ku taala dalka Yugandha.

Cabsidaa darteed ayaa mid kamida ururada gargaar ka waxa ay abuureen baaskiilo meel kasta mari kara kana qarash jaban gawaarida kuwaa oo lagu qaado haweenka uurka leh ama foolanaya.

Dhalinyaro samaynaysa gaadiidka gur madka deg deg ah ee oo baaskiil ah lagana isticmaalo Ugaandha.

“Haweenka uurka leh mar waliba waa daciif, waxaan u soo qaadnaa isbitaalka waa la daaweeyaa guryahooda aan dib ugu celinaa” ayuu yiri Naigaga oo ka mida dhalinyarad baaskiilka ku shaqeysa.

Baaskiil loo isticmaalayo ambalaas ahaan dalka Ugandha.

Xaafadaha qaar jidadka ayaa u saamaxeyn in gawaarida caadigaha gasho si ay u soo qaadan dadka xanuun sanaya ama haweenka fooshu heyso.

Xarun Caafmaad oo taalada Degmada Kibibi ee dalka Ugaandha.

Dalka Yugandha 77 kamida 122 dagmooyinka dalka malahan wax adeeg gawaarida dagdaga ah 7% dadka xanuun sanayaa dalkaa ayaa kaliya ku tagi kara gawaarida dagdaga ah isbitaalada.

Mooto Feekom Sariir loo sameeyay oo loo isticmaalaayo ambalaas ahaa.
Markii ugu horeysay baaskiiladan anbalaaska ah waxaa laga hir galiyay 2006 gobolada waqooyi ee dalka Yugandha.

Dadka deegaanka ayaa dhisay habka baaskiilada loo adeegsanayo sida gawaarida gurmadka dagdaga ah ee aanbalaaska maadama uu u yahay baaskiilkani mid ay heli karaan waqti waliba iyo xittaa spare parts ka baaskiilkan.

Jeremiah Brian wiil kamida dhalinyarad Magaalad Kibibi waxa uu dayac tirayaa Baaskiil uu ambalaas ka dhigayo.

Mustaqbal Radio

Isha: Al Jazeera.

MM Staff

Recent Posts

MW Xasan Sheekh “Soomaaliya waxa ay u furan tahay in la Maalgashado”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…

3 hours ago

Turkiga oo Soomaaliya keenaya Maraakiib Kalluumaysi

Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…

3 hours ago

MW Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta furaya Shirweynaha Badaha Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furaya shirweynaha 1aad Badaha Soomaaliya oo…

5 hours ago

Kooxo hubaysan oo ku dagaalamay mid kamid ah Xarumaha Shidaalka ee Liibiya

Magaalada Zawiya ee qiyaastii 45ta Kiilo-mitir dhinaca Galbeed uga beegan Caasimadda Liibiya ee Tripoli waxaa…

5 hours ago

RW Xamsa oo bogaadiyay isbaddelka uu sameeyay Maamulka Waqooyi Bari

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa bogaadiyay tallaabooyinka Amni, Dib u dhis…

6 hours ago

Kenya oo kordhinaysa Ciidamada ka jooga deegaannada xiga Soomaaliya

Mas’uuliyiin katirsan Dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in Xukuumadda Nairobi ay kordhinayso Ciidamada ammaanka…

19 hours ago