Categories: DIBADDA/CIYAARAHA

Tottenham Hotspur oo badalka Eriksen ka arkootay Suuqa, Waa kuma?

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga qadka dhexe ee Ajax Frenkie de Jong ay u aragto in uu yahay badalka saxda ah ee Ereksan oo ka tagi kara kooxda bishan janaayo.

Ajax ayaa diiday in De Jong ay ku iibiso aduun ka yar 100 milyan waxaana uu diirada u saarantahay kooxo dhowr ah oo ay ka mid yihin.

Madrid, Barcelona, Paris Saint-Germain iyo Manchester City waxaana markan kusoo biirtay loolankiisa kooxda reer Englan ee Tottenham.

Wargeyska The Mirror ayaa ku waramaya in spurs ay diyaar la tahay aduun dhan 60-milyan oo ay ku doonayaan De Jong.

De Jong, ayaa 20 kulan ku ciyaaray kooxdiisa Ajax horyaalka  iyo Champions League xilli ciyaareedkan.

Mustaqbalsp Mustaqbalsp

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

11 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

14 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

16 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

17 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

18 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

18 hours ago