GUDAHA/wararka

Soomaaliya oo martigelineysa Shirka Baarlamaanka Ururka Bulshada Bariga Afrika

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa dhiggiisa Kenya ku casuumay shirka guddoonka Ururka Bulshada Bariga Afrika ee qabsoomaya May 2026.

Aadan Madoobe ayaa billaabay in uu casumaad u fidiyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Dalalka xubnaha ka ah Ururka Bulshada Bariga si ay ugu diyaargaroobaan, waxaana mas’uuliyiinta uu la kulmay kamid ah Dhiggiisa Kenya Moses M. Wetang’ula.

Soomaaliya oo xubin ka ah Ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa dhexgashay hay’adaha kala duwan ee Ururkaas, waxa ay si joogta ah u xaadirtaa shirkooda waxaana dhowaan la magacaabay Xildhibaannada ku metalaya Baarlamaanka EAC.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

57 mins ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

59 mins ago

Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…

15 hours ago

Trump oo sheegay inuu joojiyay weerar uu ku qaadi lahaa Iiraan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay inuu dib u dhigay weerar ay ciidamada dalkaasi…

16 hours ago

Waa maxay ujeedka Wafdiga Saraakiisha Soomaaliya iyo Turkiga ee gaarey Baydhabo?

Saraakiil sare oo ka tirsan Militeriga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa gaarey magaalada Baydhabo ee caasimadda…

18 hours ago

RW Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…

22 hours ago