GUDAHA/wararka

Soomaaliya oo Koofur Afrika kala hadashay dhibaatooyinka ay wajahaan Ganasada ku sugan dalkaasi

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Pretoria ee dalka Koofur Afrika kula kulmay dhigiisa dalkaasi, Ronald Ozzy.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirkooda, gaar ahaan wada shaqeynta dhinacyada amniga, ganacsiga iyo fududeynta socdaalka.

Sidoo kale, labada dal ayaa adkeeyay in ay wada saxiixan doonaan heshiis is-afgarad ah oo ku saabsan isku sococdka dadka, is dhaafsiga Baasaboorka diblomaasiga iyo kan shaqaalaha.

Wasiir Cabdisalaan ayaa tilmaamay in Dowladda Koofur Afrika uga mahad celiyay marti galinta Soomaalida ku ganacsada dalkaasi, isaga oo kala hadlay dhigiisa sidii loo yareyn lahaa caqabadaha ay dadkaasi la kulmaan.

Dhankiisa, Wasiir Lamola ayaa markale ku celiyay in Koonfur Afrika ay garab taagan tahay midnimada, madaxbannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya, isagoo muujiyay sida ay uga go’an tahay sii xoojinta is kaashiga labada wadan.

Mustaqbal

 

 

MM News

Recent Posts

Ciidamada PSF oo isaga baxay xeradii ay kaga sugnaayeen Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada Amniga Puntland…

2 hours ago

Sheekh Xasiina oo ku dhawaaqday inay ku laabanayso Bangladesh inkastoo dil lagu xukumay

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Bangladesh, Sheekh Xasiina, ayaa shaaca ka qaadday inay dalkeeda dib…

13 hours ago

Maxay ka wada hadleen Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Pakistan?

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa kulan gaar ah maanta la yeeshay Ra’iisul…

15 hours ago

Jabuuti oo sheegtay in ay ciidamadeeda sii joogi doonaan gudaha Soomaaliya

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay in ay diirada saareyso dagaalka ka dhanka ah As, iyadoo qeyb…

19 hours ago

Maamulka Jubbaland oo cambaareeyay colaadaha sokeeye ee Puntland kasoo ifbaxday

Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray dagaalkii saakay ka dhacay Bariga Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka…

20 hours ago

DFS oo sheegtay in ay Warshado waa weyn ka hirgelinayso Degmada Balcad

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Warshado waa weyn oo kaalin muhiim ah ka qaata…

20 hours ago