Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cabdisalaam Cali Dhaay ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wafdi sare oo ka socday Dowladda Masar, kuwaasi oo uu hoggaaminayo Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ee J ee dalka Masar u qaabilsan Arrimaha Afrika Maxamed Kariim Fu’aad Shariif.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba dowladood ee la xiriira dhinacyada Amniga, Difaaca iyo Waxbarashada.
Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa carabka ku adkeeyay sida ay uga go’an tahay sii xoojinta xiriirka walaaltinimo ee soo jireenka ah iyo iskaashiga istaraatiijiga ah ee ka dhexeeya Dowladdaha Soomaaliya iyo Masar.
Sidoo kale, labada wadan ayaa isku afgartay in ay fuliyaan heshiisyada ay hore u wada saxiixdeen, kuwaasi oo la xiriira dhinacyada Amniga, Difaaca iyo Waxbarashada.
Mustaqbal
Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya ayaa shaaciyay in maraakiibta kalluumeysiga ee Turkiga la filayo…
Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed…
Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari…
Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed…
Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo…
Alper Aktaş oo ahaa Danjirihii Turkiga ee Soomaaliya 2024 ilaa 2026 ayaa laga sagootiyay Magaalada…