Maamulka Somaliland ayaa shuruud ku xiray dib u billaabidda wadahadalka Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.
Wasiirka arrimaha Dibadda ee Somaliland Yaasiin Maxamuud Faratoon ayaa sheegay in wadahadalka ay Somaliland diyaar u tahay laakiin ay ka horreyso in la ballaariyo oo dalalka ka qeybgelayaa la kordhiyo.
Yaasiin,waxaa uu sheegay in kulankii ay madaxda Somaliland la qaateen Ergeyga Turkiga ee wadahadalkan u gogol xaaraya ay u sheegeen in Somaliland ay dooneyso in wadahadalka ay ku biiraan Waddo kale oo aysan shaacin.
Wasiir Yaasiin, ayaa sheegay Somaliland aysan hadal badan dooneyn islamarkaana Dowladda Turkiga ay dhowr jeer oo hore u dhex dhexaadisay Dowladda Federaalka ah iyo Somaliland.
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa wada saxiixday heshiis Is afgarad ah oo la xiriira Iskaashiga…
Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhiirigalineyso wada hadallo ay yeeshaan Maamulada Waqooyi Bari…
Magaalada Qasa waxay saaka marti galisay aaska iyo janaasada in ka badan 100 ruux oo…
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Daahir Shire Maxamed, ayaa xaqiijiyay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u furan tahay…
Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş oo ka hadlay Shirweynaha 1aad ee Badaha Soomaaliya ayaa…