Soomaaliland ayaa sheegtay in ay ka xuntay Go’aankii Dowlada Faderaalka Soomaaliya dalka uga saartay Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya.
War qoraalka oo ka soo baxay Somaliland ayaa lagu yiri ‘Somaliland ayada oo tixgalineysa iskaashiga iyo Taageerada dhanka Hormarka iyo Bini’aadanimada ee ka dhexeeya Somaliland iyo Jimciyada Qurumaha Kadhexeysa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey in Go’aansi uusan qusay Somaliland.’
Dowdalada Soomaaliya ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ku wargaliyey in aan dalka laga rabey kana shaqey doonin wiilka Q.M ee Soomaaliya Haysom.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…