GUDAHA/wararka

Sicir barar uu sabab u yahay Maraykanka oo laga cabsi qabo in uu ka dillaaco Canada

Sida ay ku warrameen khubarro ku takhasusay Ganacsiga, waxaa digniin laga muujiyay saamaynta taban ee Canada kasoo gaari karto dagaalka Ganacsi ay la gashay Maraykanka iyada oo si toos ah loo shaaciyay gobollada u nugul xaaladdaas.

Meelaha sida gaarka ah u taabanayso Canshuurka kala barka ah ee 50% uu Maraykanka dul dhigay Canada waa Quebec, New Brunswick & Ontario oo ganacsigooda ku tiirsan Suuqyada Maraykanka sida Warbixinta lagu xusay.

Waxyaabaha isbaddelka qiimaha ku imaan kara waxaa kamid ah Warqadaha, Shamiitada, Qoryaha, Cabitaannada, Dharka, Caagagga iyo Qalabka Elektaroonigga ah oo Suuqyada Maraykanka iyo Canada laf-dhabar u ah.

Shaqo baahsan ayaa la saadaalinayaa in ay arrintaan ka dhallan karto maadaama ay kala joogsan karaan isu gudubka Ganacsiga iyo Badeecadaha, waxaana la qiyaasayaa in arrintaan ay si toos ah u saamayn doonto dad ku dhow 100,000 oo qof.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

DFS oo beenisay in la duqeeyay Guriga Taliye Shub

War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu beeniyay in duqayn loo adeegsaday qaraxa ka…

6 hours ago

Madaxa Golaha Madaxbannaan ee Suudaan oo tagay Eretareeya

Madaxa Golaha Madaxabannaan ee Suudaan, Janaraal Cabdilfitaax Al-Burhaan ayaa maanta gaaray Magaalada Asmara EE Caasimadda…

6 hours ago

Hay’adda IOM oo dalbatay lacag ay ku maarayso dhibaatada ka dhalata Musiibada El-Nino

Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka IOM kana mid ah Hay’adaha hoostaga Qaramada Midoobay ayaa…

7 hours ago

Ciidanka Federaalka & Kuwa Koofur Galbeed oo saldhigyo cusub ka samaystay duleedka Baydhabo

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Maamulka Koofur Galbeed ayaa saldhigyo cusub ka samaystay duleedka…

8 hours ago

Israa’iil oo howlgallo lagu xaalufinayo Geedka Saytuunka ah ka billowday Daanta Galbeed

Ciidanka Israa’iil ayaa howlgallo lagu xidido siibayo Geedka Saytuunka loo yaqaan ka sameeyay Deegaanka Arraba…

10 hours ago

Maraykanka & Turkiga oo kordhiyay duqaymaha ay ku gacansiinayaan Ciidanka Soomaaliya

Xogo la helay ayaa muujinaya in laga soo billaabo bishii March ee sannadkaan ilaa hadda…

10 hours ago