Madaxda Dowladda Federaalka ah iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa waxaa ay shir wadatashi ah ku yeelanayaan magaalada Garowe.
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in shirkaas ay ka qeybgeli doonaan Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Madaxda Dowlada Federaalka ah.
Madaxweyne Deni, ayaa sheegay in shirka ay ka qeybgeli doonaan Madaxweynaah Soomaaliya, Ra’isalwasaaraha, Madaxweynayaasha Maamullada Hirshabeelle, Galmudug, Jubaland, Koofur Galbeed iyo Puntland oo marti gelineysa.
Shirka ayaa furmi doona 2da Bisha May ee soo socota waxaana shirkaasi uu dhamaanayaa ka hor Bisha Ramadaan sida uu sheegay Madaxweynaha Puntland oo SHirkaas marti gelinaya.
Waxyaabaha looga hadlayo ayaa waxaa uu ku sheegay in hab qeybsiga Kheyraadka, Nidaamka garsoorka dalka,Awood qeybsiga iyo habka doorashada sanadka 2021.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…