GUDAHA/wararka

Shirka Dowladda Federaalka iyo Mucaaradka oo goordhow soo gaba gaboobey

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya shirka goordhow ku soo gaba gabooyay Madaxtooyadda Soomaaliya, kaasi oo u dhaxeeyay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka.

Shirka oo saacado qaatay ayaa looga dooday doorashada heer Federaal iyo Dowlad goboleed gaar ahaan mida maamulada Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeeelle.

Ilo xog ogaal ah oo shirka ku dhow ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay ka gaabsatay in ay oggolaato qabashada doorashada Maamuladaasi oo muddo xileedkooda dhammaaday.

Sidoo kale, dhinaca kale Dowladda Federaalka ayaa soo jeedisay in la dhammeystiro doorashada goleyaasha deegaanka ee degmooyinka dhiman ee dalka, si markaasi loo aado mida Federaalka.

Labada dhinac ayaa dodo adag yeeshay, wallow uusan jirin warmurtiyeed rasmi ah oo laga soo saarey qoddobada lagu heshiiyay.

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco

Mustaqbal

 

 

MM News

Recent Posts

Dagaalka u dhaxeeya Ciidanka Federaalka Itoobiya & kuwa TPLF oo sii xooggaystay

Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…

2 hours ago

Maxaa baddelay go’aankii Trump uu ku shaaciyay in uu duullaan ku qaadayo Iiraan?

Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…

2 hours ago

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku wajahan Magaalada Magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…

2 hours ago

Turkiga iyo Ciraaq oo kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan Dhuumaha Saliidda

Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…

14 hours ago

Xisbiga Awoodda Shacabka oo isaga baxay Midowga Haybad Qaran

Xisbiga Awoodda Shacabka, oo ka mid ahaa tobankii xisbi iyo urur siyaasadeed ee aasaasay isbahaysiga…

16 hours ago

Ciidanka Federaalka Itoobiya iyo kuwa TPLF oo ku Dagaallamaya Galbeedka Tigray

Wararka ka imanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada Federaalka…

16 hours ago