Ugu yaraan 30 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Dalka Afghanistan kaddib markii God ay Dahab ka qadayeen ay ku soo dumeen.
Guddoomiya Degmada Kohistan ee Gobolka Badakhshan, Mohammad Rustam, ayaa xaqiijiyay dhimashada 30 Qof iyo dhaawaca 7 qof oo kale.
Afhayeen u hadlay Maamulka Gobolka Badakhshan ayaa sheegay in Godadka ay Macdanta ka qodayeen in ay dherer ahaan la ekaayeen 60 Mitir,waxaa uu Dahab qodayaasha ku sifeeyay xirfad xumayaal,maaddaama aysan ka fakarin godka intaas la eg in uu ku dumi karo.
Maamulka Gobolka ayaa sheegay in ay koox gurmad ah u direen Gobolka Buuraleyda ah ee musiibado ka dhacday,hayeeshee dadka degaanka ay Maydadka ka soo saareen Godka .
Gobolka Hodonka ku ah Dahabka ee Dalka Afghanistan waxaa uu sohdin la wadaagaa dalalka Tajikistan, China iyo Pakistan.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi u badan Wasiiro katirsan Xukuumaddiisa…
Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan inta u dhaxaysa Maxaas iyo Teedaan ayaa kusoo…
Galbeedka Gobolka Tigray ee dhaca Waqooyi Itoobiya waxaa ka socda dagaal galay maalintii labaad oo…
Sida ay wariyeen Axios & AP, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa dib uga laabtay dagaal…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Laascaanood ee…
Dowladaha Turkiga iyo Ciraaq ayaa kala saxiixday heshiis hal sano ah oo lagu horumarinayo Dhuumaha…