GUDAHA/wararka

Sarkaal ka tirsan Booliska Hirshabeelle oo ku dhintay dagaal u dhaxeeya Dabageed iyo Ciidan taabacsan Maamulka

Wararka ka imanaya Koontaroolka Kalabayr ee duleedka Beledweyne ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Maamulka Hirshabeelle iyo Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Hiiraan.

Dagaalka waxaa ku dhintay Taliyihii qeybta Booliska Magaalada Beledweyne Maxamed Macoow Xalane, waxaa sidoo kale jira khasaare kale oo ka dhashay dagaalka.

Dagaalkan ayaa salka ku haya Khilaaf u dhaxeeya Maamulka Hirshabeelle iyo Yuusuf Axmed Hagar Dabageed kaas oo diiday xilka qaadista.

Dabageed ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle in uu colaad ka hurinayo Gobolka Hiiraan islamarkaana magacaabayo mas’uuliyiin kala duwan,sidoo kalena qaadanayo Canshuurtii Gobolka.

Web master

Recent Posts

Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray Shuruudaha iyo Jadwalka Doorashada

Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…

9 hours ago

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

11 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

14 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

14 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

15 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

15 hours ago