GUDAHA/wararka

RW Xamsa “Dowlad baynu nahay, dalalka si gooni ah baynu ula xiriirnaa, waynu qaangaarnay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay inay Soomaaliya ka gudubtay waqtigii taladeeda iyo go’aannadeeda la hoos-geyn Beesha Caalamka si ay u jiheeyaan Hannaanka Geedisocodka Dalka sida uu hadalka u dhigay

Xamsa Cabdi Barre ayaa tusaale usoo qaatay Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada Midoobay oo dhawaan xirmay kaddib markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dalbatay in albaabada la isugu dhufto si awoodda iyo talooyinka siyaasadda loo haysto Dowladda.

“Beesha Caalamkii aad ogaydayn meeshaan ma joogaan, Qaramada Midoobay waan dirnay, dowlad baynu nahay, dalalka si gooni ah baynu ula xiriirnaa, waynu qaangaarnay.” Sidaasi waxaa yiri Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sanadihii dambe waxa ay xoogga saaraysay in meesha laga saaro awoodda siyaasadeed iyo tan dhaqaale ee Beesha Caalamka oo muddo dheer laf-dhabar u ahaa kulamada & fadhiyada siyaasadda lagu jaangoynayo.

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

DFS oo taageero dheeraad ah ku heleysa qorshaha adkaynta Amniga Dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guul muhiim ah ka heshay Shir looga hadlay Amniga Dalka oo…

3 hours ago

Soomaaliya & 15 Dal oo kale oo soo dhaweeyay in cunaqabayn dhaqaale La saaro Yuhuudda dhul boobka ka wada Falastiin

Soomaaliya iyo 15 Dal oo kale ayaa si wadajir ah usoo dhaweeyay go'aanka Dowladaha Ingiriiska…

3 hours ago

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ka fuliyay saddex goobood

Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa intii u dhexeysay…

16 hours ago

Soomaaliya oo 72 saacadood u qabatay safiirka Imaaraadka inuu dalka uga baxo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Axmed Juma, u qabatay muddo 72…

23 hours ago

Sacuudiga oo Imaaraadka kala wareegay kaalinta labaad ee dalalka shidaalka u dhoofiya Hindiya

Dalka Sacuudiga ayaa Imaaraadka Carabta kala wareegay kaalinta labaad ee dalalka shidaalka cayriin u dhoofiya…

1 day ago

Jeneraal Cabdalle Cabdalle oo shaaciyay inuu is casilay

Jeneraal Cabdalla Cabdalla oo ahaa Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu iska…

1 day ago