GUDAHA/wararka

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ka fuliyay saddex goobood

Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo kaashanaysa Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), ayaa intii u dhexeysay 13-kii ilaa 15-kii Nofeembar duqeymo cirka ah ku beegsatay maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo ka dhacay saddex goobood oo kala duwan.

Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, duqeymaha ayaa ka dhacay agagaarka deegaanka Leego oo qiyaastii 114 KM waqooyi-galbeed kaga beegan Muqdisho, Yora Lafagari oo 160 KM galbeed kaga beegan magaalada Jilib, iyo Jamaame oo 47 KM waqooyi-bari kaga beegan Kismaayo.

Wasaaradda ayaa sheegtay in Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ay sii wadaan iskaashiga ay la leeyihiin AFRICOM, kaas oo lagu beegsanayo goobaha ay ku sugan yihiin AS.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

DFS oo taageero dheeraad ah ku heleysa qorshaha adkaynta Amniga Dalka

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa guul muhiim ah ka heshay Shir looga hadlay Amniga Dalka oo…

3 hours ago

Soomaaliya & 15 Dal oo kale oo soo dhaweeyay in cunaqabayn dhaqaale La saaro Yuhuudda dhul boobka ka wada Falastiin

Soomaaliya iyo 15 Dal oo kale ayaa si wadajir ah usoo dhaweeyay go'aanka Dowladaha Ingiriiska…

3 hours ago

RW Xamsa “Dowlad baynu nahay, dalalka si gooni ah baynu ula xiriirnaa, waynu qaangaarnay

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay inay Soomaaliya ka gudubtay waqtigii…

4 hours ago

Soomaaliya oo 72 saacadood u qabatay safiirka Imaaraadka inuu dalka uga baxo

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Axmed Juma, u qabatay muddo 72…

23 hours ago

Sacuudiga oo Imaaraadka kala wareegay kaalinta labaad ee dalalka shidaalka u dhoofiya Hindiya

Dalka Sacuudiga ayaa Imaaraadka Carabta kala wareegay kaalinta labaad ee dalalka shidaalka cayriin u dhoofiya…

1 day ago

Jeneraal Cabdalle Cabdalle oo shaaciyay inuu is casilay

Jeneraal Cabdalla Cabdalla oo ahaa Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu iska…

1 day ago