Halyeeygii hore ee kooxaha PSG,Barcelona,Ac Milan, iyo xulka Prazil Ronaldiinho ayaa ka hadlay mustaqbalka laacinka ay isku wadankayihiin ee Neymar.
Neymar Jr ayaa kaga dhaqaaqay kooxda Barcelona dhigeeda PSG 222 million euros xili ciyaareedkii lasoo dhaafay, taasoo ka dhigtay inuu noqdo laacibkii ugu qaalisanaa taariikhda kubada cagta.
Ronaldinho ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska “Marca” ee dalka Spain wuxuu kaga warbixiyay sida uu u rajeenayo dib ugu soo laabashada Neymar Jr kooxda Barcelona.
“Waxa ugu muhimsan ayaa ah in Neymar uu ku faraxsan yahay noloshiisa”.
“Shaqsi ahaan waan ku farxi lahaa hadii Neymar uu ku laabto Barcelona, laakiin waa wax aanan ogeyn inay dhici karto xidig walba waxaa uu jecelyahay inuu gaaro mustaqbal weyn xidiga doonayo inuu hormar wacan ka gaaro kubada cagta waa inuu soo maraa Barcelona ayuu yiri halyeeyga oo hadlayay.
Guddiga loo xilsaaray qabashada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…