Pm Hassan Ali Keire
Ra’isalwasaaraha Xukuumadda Somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in uu booqasho ku tao Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland.
Safarka Ra’isalwasaaraha ee Garoowe ayaa salka ku haya dhagax dhigga mashaariic horumarineed oo laga fulinayo degaannada Puntland iyo ka qeybgalka Sanad guurada 20aad ee jirintaanka Maamulka Puntland.
Safarkan oo todobaadyadii la soo dhaafay la hadalhayay ayaa ku soo aadaya iydaa oo Puntland ay ku furanyihiin Colaado dhinaca AL-shabab iyo Maamulka Somaliland ah.
Waa markii ugu horreysay ee uu Ra’isalwasaaraha Soomaaliya booqanayo degaannada Puntland,iyada oo aan la sheegin muddada ay qaadaneyso.
Maamulka Puntland aya aisu diyaarinaya xuska Sanadguurada 20aad ee aas aaska maamulka oo ku beegan 1da Bisha August ee soo socota.
Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ayaa markii ugu horeysay qiray in ay hoos u dhacday…
Maamulka Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta Garoonka Cigaal ee Hargeysa ka hor istaagay in…
Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa manta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo looga hadlay arrimaha…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Warbixin ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada Mareykanka ee…
Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa ku baaqay in Ciidamada Howlgalka…
Wakaaladda Deegaanka ee dalka Ingiriiska ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday abaar ka jirta qeybo…