GUDAHA/wararka

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo maanta u buuxsantay 4 sanno uu jooga xafiiska

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 15kii June sanadkii 2022 waxa uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u magacaabay Xamsa Cabdi Barre oo sidaas ku noqday Wasiirka koowaad ee Xukuumadda.

Xamsa waa Ra’iisul Wasaarihii 21aad ee Soomaaliya soo maray waxaana uu noqday Saaxiib ay muddo wada shaqeeyaan Madaxweynaha Dowladda Federaalka isaga oo sidaasi kusoo xiray baddelkii badnaa ee lagu samayn jiray Ra’iisul Wasaaraha.

Xukuumadda Dan-Qaran waxa ay xoogga saartay Arrimaha Amniga, Siyaasadda, Doorashooyinka, Dayn Cafinta, Qaadista cunaqabataynta Hubka, Qorshaha Qodista Shidaalka Dalka, Dastuurka iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Siyaasadda dhinac u jihaynta Madaxtooyada iyo Xukuumadda waa mid waji cusub u yeeshay Soomaaliya maadaama tallaabadan ay meesha ka saartay isku dhicii Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha ee sababi jiray dhowrkii bil ama sano in Xukuumad cusub timaado.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Shiinaha oo sheegay inuu garab taagan yahay ilaalinta Midnimada iyo Madaxbannaanid Soomaaliya

Shiinaha ayaa mar kale muujiyay taageerada uu u hayo ilaalinta midnimada, madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed…

13 hours ago

BFS oo joojiyay lacagihii Xildhibaannada looga jari jiray aaska Xildhibaanka dhinta

Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa joojiyay lacag dhan $100 oo Xildhibaannada looga jari…

17 hours ago

Turkiga oo 2027 Soomaaliya ka diraya Dayax gacmeed

Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in sannadka soo socda 2027 ay Soomaaliya ka dirto Dayax gacmeed…

18 hours ago

Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida oo sii daayay Markab u afduubnaa

Kooxaha Burcad Badeedda Soomaalida ayaa sii daayay Markab u afduubnaa sida ay ku warrameen ilo…

19 hours ago

Waa kuma Danjiraha Cusub ee Turkiga ee xilka kala wareegaya Alper Aktaş?

Alper Aktaş oo ahaa Danjirihii Turkiga ee Soomaaliya 2024 ilaa 2026 ayaa laga sagootiyay Magaalada…

19 hours ago

Golaha Ammaanka oo kordhiyay Cunaqabaynta hubka ee saaran Gobolka Daarfuur

15ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaraar lagu waqti dheereynayo…

20 hours ago