Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ay cuna qabateynta ka qaadeyso Dalka Eritrea kaddib heshiiskii Taariikhiga ahaa ee ka dhacay Asmara.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres,ayaa magaalada Adis ababa ka sheegay in cunaqabateynta saaran Eritrea aanay wax badan sii jiri doonin islamarkaana laga qaadayo.
Antonio Guterres,ayaa Adis ababa u tagay la kulanka Ra’isalwasaaraha Itoobiya iyo ka qeybgalka Shirka Qaramada Midoobey iyo Midowga Afrika.
Waxaa uu bogaadiyay heshiiska dhexmaray dowladaha Eritrea iyo Itoobiya ee ka dhacay Magaalada Asmara,halkaas oo uu booqday Ra’isalwasaaraha Itoobiya.
War ka soo baxay Xafiiska Ra’isalwasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay in dowladda Itoobiya ay ka codsatay Qaramada Midoobey in la qaado cunaqabateynta saaran Eritrea .
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa cadaadis xooggan ku haya Wasiirradiisa isaga oo ku cadaadinaya…
Guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah dib ugu furay diiwaangelinta ururrada…
Qoyska Matiabe Onchari oo ah 38 jir kasoo jeeda Tuulada Nyamondo, deegaanka Koofurta Mugirango ee…
Qaramada Midoobay ayaa dalbatay in baaritaan madaxbannaan lagu sameeyo howlwadeenno katirsan oo ku dhintay Xabsi…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in dowladda ay qorsheyneyso dib…
Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeysay Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee…