Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo dhankeeda Waqooyi ayaa sheegaya in ciidamaa ammaanka Puntland ay gacanta ku dhigeen nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay Dil habeen hore loo geystay Nimco Cumar Shire (Xuuray).
Gabadhaan ayaa la dilay xili ay kasoo baxday Salaadda Taraawiixda, waxaana tan iyo markii la dilay socday howlgalo lagu raadinayo dadka ka dambeeyay.
Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Mudug iyo Hay’adaha Ammaanka ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay in la qabtay nin la tuhmayo, balse baaris kadib ay soo bandhigi doonaan.
Hay’adaha dambi baarista Puntland ayaa bilaabay baaris ay ku sameynayaan qofka eedeysanaha ah, si hadii lagu cadeeyo loo maxkamadeeyo.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…
Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…
Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…
Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…