Dowladda Nepal ayaa sheegtay ku dhawaad 3 bil aan weli la aqoonsan qaar kamid ah dadkii ku dhintay Daadadkii dalkaas ku rogmaday kaddib markii maydadkooda laga soo qaaday meelaha ay isugu tagaan biyaha kasoo hooray dhulka buuraha ah.
Nepal ayaa shaacisay in ay u baahan tahay baarista hiddesidaha Dadkaas si loo garto iyada oo ay jiraan Warbixinno sheegaya in dadkaas ehelkooda intooda badan ay ku dhinteen mashaqadii daadka roobka sida hadalka loo dhigay.
Diiwaanka Dowladda Nepal waxaa ku jira 5,00 oo qof oo aan nolol ama geeri midna lagu hayn sidaas awgeed weli uu socda baaritaan xooggan oo ku saabsan ka gungaaristooda sida ay ku warrameen ilo kala duwan oo dalkaas ku sugan.
Ka soo kabashada musiibadaas ayay ku jiraan dadka deegaanka inkasta oo ay adag tahay inay dib ugu noqdaan xaaladdii hore sababo la xiriira mahadhooyinkii ay ka dhaxlayn daadadkaas sida guryihii oo ka dumay, Waddooyinkii oo go’ay iyo cabsida oo weli taagan.
Mustaqbal
Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka hadlay munaasabad lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay diyaar u tahay in…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Mareykanka u sheegtay in Ciidanka Xoogga Dalka ay diyaar u yihiin…
Hoggaamiyaha Maamulka Galmudug oo khamiistii la caleemosaaray ayaa safarkiisii ugu horreeyay maanta uga baxay Dhuusamareeb…
Dowladda Suuriya ayaa qaadaysa tallaab ay ku masaafurinayso Ajaanib isugu jirta Soomaali iyo Suudaanees kuwaas…
Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka HirShabeelle, Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa baaqday caleemosaarka maamulkiisa maanta loogu samaynayo…