GUDAHA/wararka

MW Xasan Sheekh oo Magaalada Baydhabo gaaray

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Maamulka Koofur Galbeed isaga oo qayb ka ah caleemosaarka hoggaamiye Aadan Madoobe.

Baydhabo waxaa ku sugan oo goorsii horraysay gaaray Madax kala duwan sida Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamsa Cabdi Barro, Wasiirro, Xildhibaanno iyo madaxda Maamullada Waqooyi Bari & HirShabeelle.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu Khudbad ka jeediyo munaasabadda Caleemosaarka Hoggaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed, Aadan Madoobe isaga oo dib ugu soo laaban doonna Magaalada Muqdisho.

Mustaqbal

MM Staff

Recent Posts

Hoggaamiyaha Galmudug oo safarkiisii ugu horreeyay ku tagay Jowhar

Hoggaamiyaha Maamulka Galmudug oo khamiistii la caleemosaaray ayaa safarkiisii ugu horreeyay maanta uga baxay Dhuusamareeb…

48 mins ago

Suuriya oo Soomaaliya dib ugu soo celinaysa Xaasaska & Carruurta xubno katirsan Daacish

Dowladda Suuriya ayaa qaadaysa tallaab ay ku masaafurinayso Ajaanib isugu jirta Soomaali iyo Suudaanees kuwaas…

2 hours ago

Hoggaamiye ku xigeenka HirShabeelle oo Caleemosaarkiisa uga baaqday Khilaafka ka taagan Baladweyne

Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka HirShabeelle, Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa baaqday caleemosaarka maamulkiisa maanta loogu samaynayo…

4 hours ago

MW Xasan Sheekh oo maanta Xarrig jaraya Garoonka Diyaaradaha Jowhar

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarrig jaraya Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada…

4 hours ago

Masar oo mar kale xaqiijisay taageerada midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya

Masar ayaa mar kale ku dhawaaqday inay si buuxda u taageersan tahay midnimada, madax-bannaanida iyo…

17 hours ago

Ciidamada Mareykanka oo isaga baxay saldhigga Baledoogle kaddib 14 sano

Ciidamada Militeriga Mareykanka ayaa isaga baxay saldhigga diyaaradaha ee Baledoogle, oo ku yaalla gobolka Shabeellaha…

17 hours ago