GUDAHA/wararka

MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qaybgalaya Shirka Dalalka Carabta & kuwa Islaamka oo ka dhacaya Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa maanta ka qaybgalaya shirka Waddamada Carabta iyo kuwa Islaamka ee ka furmaya Magaalada Riyaad ee Xarunta Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jeedin doonna khudbad uu uga hadlayo go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la xiriira sida gargaar loo gaarsiin karo Dadka ku dhibaateysan Magaalada Gaza & xal u helista xiisadda ka taagan Bariga Dhexe.

Madaxtooyada Soomaaliya oo faah-faahin ka bixisay safarka iyo khudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegtay in uu si qoto dheer uga xog-warrami doonno garab istaagga Walaalaha Falastiin ee la dulmiyay.

Mowqifka Soomaaliya ee duullaanka Israa’iil ay ku qaadday Falastiin horay ayay u caddeysay iyada oo cambaareysay xasuuqa ka dhanka ah Shacabkaas, waxaana kulamo kala duwan oo looga hadlay xaaladdooda ay ka jeedisay hadallada ay ku difaacayso.

La soco wixii kasoo kordha

Mustaqbal

MM Editor

Recent Posts

Maxay tahay farriinta uu bulshada u diray RW ku xigeen Jibriil oo celiyay Baasaboorka Kenya?

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee XFS, Jabriil Cabdirashiid ayaa maanta shaaciyay inuu iska celiyay dhalashada…

2 hours ago

Degmada Shangaani oo dib looga howlgelinayo Biyo Mareennadii ay lahayd

Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir waxaa dib looga howlgelinayaa Biyo mareennadii ay lahayd iyada oo…

5 hours ago

Natiijada Doorashadii isku sidkanayd ee Galmudug oo maanta la shaacinayo

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta lagu wadaa in lagu shaaciyo natiijada kasoo baxday Doorashadii Dadweyne ee…

5 hours ago

RW Xamsa oo Laascaanood kula kulmay qaar kamid ah Bulshada Magaaladaas

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi…

7 hours ago

Trump oo shaaciyay Dalal uu sheegay in ay ka codsadeen joojinta dagaalka ka dhanka ah Iiraan

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa soo bandhigay Dalal uu ku sheegay in ay ka codsadeen…

7 hours ago

Guddoomiyaha KMG oo magacowday Guddiga Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha,…

21 hours ago