Xubnaha Mucaaradka Kenya ee doonaya in ay horseedaan isbaddel Siyaasadeed oo ka dhaca Dalkaas ayaa ka walaacsan Doorashada lagu ballansan yahay inay dhacdo sannadka soo socda ee 2027.
Hoggaamiyaha xisbiga Wiper, Kalonzo Musyoka ayaa sheegay in aanay u muuqan saansaan lagu sal dhigi karo Doorasho u dhacda si xor iyo Xalaal ah kana fog musuq & wax is dabamarin waa sida uu hadalka u dhigau.
Kalonzo ayaa intaas ku daray in loo baahan yahay wax ka qabashada Cabashadooda oo aan la fududaysan maadaama ay dhici karaan ku takrifal Dhaqaale, Awood sheegasho Siyaasadeed iyo dhinac gaar ah loo leexiyo Guddiga Doorashooyinka Maamulaya.
Xubnaha Mucaaradka Kenya ayaa dhinacyo kala duwan u gudbiyay tabashadooda, waxa ay tilmaameen in aysan ku qanci doonin wax weliba oo liddi ku ah Kalsoonida Codka dadweynaha iyo dhaqaalaha Qaranka waa sida ay hadalka u dhigeen.
Mustaqbal
Horumarka tiknoolajiyadda diyaaradaha aan duuliyaha lahayn (Drones) ayaa si weyn u beddelay habka loo fuliyo…
Dalka Maraykanka waxaa laga diiwaangeliyay weerarro dhinaca Internet-ka iyada oo dhacdadaan ay hoos u dhigtay…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan gaar ah maanta ka leh mustaqbalka Howlgalka Midowga…
War kasoo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay go’aanka Mareykanka uu sannad kale…
Dowladda Soomaaliya ayaa Beesha Caalamka ugu baaqday in ay ka taageeraan la wareegida mas'uuliyadda Amniga…
Ilaa shan muwaadin oo Mareykan ah ayaa muddo saacado ah lagu xiray Garoonka Diyaaradaha Cigaal…