Militariga awoodda ku qabsaday Dalka Guinea-Bissau 26kii November sannadkii 2025 ayaa dib u dhigay waqtiga uu xukunka Dalkaas ku wareejinayo Rayidka iyada oo saraakiisha hoggaanka haya ay shaaciyeen in sannadka 2028 ay wareejin doonnaan talada.
Saraakiisha Militariga ee Guinea-Bissau ayaa sabab uga dhigay dib-u-dhaca in dalka aysan weli ka jirin awoodihii farsamo, agabkii iyo dhaqaalihii lagama maarmaanka u ahaa qabashada doorasho lagu kalsoonaan karo.
Hoggaamiyaha ku-meelgaarka ah ee Militariga Guinea-Bissau, Janaraal Horta N’Tam ayaa bayaan uu soosaaray ku sheegay in sannad kaddib aanay sahlanayn in xukunka la wareejiyo iyada oo aan la xalin caqabadahaas jira sida lagu xusay bayaankaas.
Ururka ECOWAS oo dalkaas xubin ka yahay tan iyo sannadkii 1975 oo qayb ka ahaa xubnaha Militariga Cadaadinaya si xukunka dib loogu celiyo Shacabka sannad kaddib balse weli kama hadlin arrintaan cusub.
Sidoo kale Midowga Afrika iyo xisbiyada waaweyn ee mucaaradka Guinea-Bissau ayaa ka aamusan arrintaan lagu waqti dheereeyay Doorashada Dadweyne xukunka rayidka loo dhexgeynayo taasi oo la asteeyay in la geynayo 2028.
Mustaqbal
Sidaas
Maamulka Puntland ayaa ciidamo Booliis ah dhigay waddooyinka Magaalada Garoowe si ay uga hortagaan dibadbaxyo…
Warbixinno wadajir ah oo kasoo baxay Hay'adaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee…
Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Suuriya ayaa sheegtay in labo kamid ah Ciidankaas lagu dilay Gobolka Dircaa…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markale waxa ay Isutagga Imaaraarka Carabta uga digtay faragelinta uu dalka…
Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay weerar ay maleeshiyaadka Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen xarunta…
Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Mouktar Osman Karie,…