WARARKA-GUDAHA/DIBADDA

Milatariga iyo Mucaaridka Suudaan oo saxiixday heshiis awood qeybsi ah

Golaha Milatariga ee Dalka Suudaan ayaa heshiis Awood qeybsi ah la gaaray kooxaha MUcaaridka isbeddel doonka ah ee dalka Suudaan.

Heshiiskan horudhaca ah ayaa dad badani soo dhaweeyeen,waxaana uu dhigayaa in si siman ay u qeybsadaan awoodda dalka.

Golaha ayaa isku raacay in min shan xubnood ay ku yeeshaan Golaha madaxa banaan ee maamulaya dalka.

Maalinta Jimcaha ah ayey si rasmi ah u shaacinayaan hehsiiska labada dhinac,waxaana sidoo kale bogaadiyay Midowga Afrika.

Hehsiiska labada dhinaca laguma sheegin waxa uu qabanayo golaha madaxbanaan ee ay ku heshiiyeen dhinacyada Suudaan.

Hoggaamiyaha Mucaaridka Suudaan Ibrahim al-Amin, ayaa sheegay in dowladda la soo dhisayo ay ku jirayaan dhamaan dadka Suudaan, qof ka maqanna uusan jiri doonin.

Web master

Recent Posts

Baarlamaanka Waqooyi Bari oo ansixiyay qaraar ka dhan ah Maamulka Waqooyi Galbeed

Fadhi aan caadi ahayn oo ay maanta magaalada Laascaanood ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad goboleedka…

3 hours ago

Masar oo markale garab istaag u muujisay midnimada & Xasiloonida Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa markale ku celiyay in Dowladdiisa ay garab…

6 hours ago

Xukuumadda Netanyahu oo waqti kordhin u samaysay xaaladda ka dhalatay cabsida ay ka qabaan Iiraan

Sida ay ku warrantay Warbaahinta ku hadasha Afka Maamulka Israa’iil, waxaa maalmo dheeraad ah lagu…

7 hours ago

Shirarka looga hadlayo Mustaqbalka AUSSOM oo ka kala socda Muqdisho, Addis Ababa & Kampala

Magaalooyinka Muqdisho, Addis Ababa iyo Kampala waxaa ka socda shirar looga hadlayo Mustaqbalka Howlgalka Midowga…

8 hours ago

Ciyaaryahan Marc Cucurella oo sharaxay sababta uusan u jarayn Tintiisa

Ciyaaryahanka u dhashay Dalka Spain kuna guullaystay Koobka Adduunka 2026 ee lagu magacaabo Marc Cucurella…

9 hours ago

Maxay tahay fariinta Puntland ay u dirtay Galmudug?

War kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa Galmudug loogu baaqay in ay ka waantowdo in saanad…

10 hours ago