Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee ku sugan maamulkaasi.
Aadan Madoobe ayaa Ciidanka Itoobiya hor dhigay su’aalo la xiriira sida Askar hubeysan oo ka soo horjeeda Maamulka Koofur Galbeed ay ula wareegi karaan degmooyin ay qeyb kaga sugan yihiin Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan Howlgalka AUSSOM.
Hoggaamiyaha Aadan ayaa adkeeyey in si dhow Ciidamada Itoobiya ula shaqeeyaan Maamulka iyo Ciidamada heer Federaal, si looga hortago xasilooni darro.
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa wada dadaalo dib lagula wareegayo degmooyinka ay qabsadeen Ciidanka taabacsan Laftagareen oo ay Dowladda Federaalka ku dartay Liiska Argagixisada
Mustaqbal
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu si rasmi ah uga furmo Tartanka Kubadda…
Maamulka Koofur Galbeed ayaa ku goodiyay in uu qaadayo howlgallo ka dhan ah AS si…
Dalka Suudaan oo dagaal Sokeeye galay sannadkii 2023 waxa uu galay xaalad kasoo kabasho colaadeed…
Magaalada Garoowe waxaa maanta lagu dooranayaa Guddoomiyaha iyo ku xigeenka ee Dalladda Bulshada Rayidka ee…
Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres oo ka hadlay munaasabadda loogu magac daray "Maalinta…
Lix qof oo hubeysan ayaa la sheegay inay fuuleen markab ganacsi oo marayay Gacanka Cadmeed…